
Saacad ka hor
Hadalka wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea Cusmaan Saalax uu ka jeediyay shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay labo todobaad ka hor ayaa la sheegay in ay ka xumaatay dowladdiisa.
Mas’uul sare oo ka tirsan dowladda Eritrea ayaa khudbad ka jeediyay shirka 80-aad ee Qaramada Midoobay isagoo ku hadlaya magaca dowladda Eritrea. Hadalka Cismaan Saalax, ayaanu ku farxin Isaias Afawarqi.
Muxuu yiri wasiirka Eritereeya ee uu ka xumaaday Isaias?
Warbaahinta Eritrea ayaa si buuxda uga hadashay khudbadii wasiirka arrimaha dibadda ee uu ka jeediyay shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay.

