England chase down 179 to secure four-wicket victory over Bangladesh; victory reclaims tops spot in Cricket World Cup standings; Heather Knight (79no) inspirational as England survive scare; watch every match from the Women's World Cup live on Sky Sports Cricket Tuesday 7 October 2025 18:45, UKShare This is a modal window.
Muxuu ahaa hadalka uu dhibsaday Isiaias Afwerqi ee wasiirkiisa arrimaha dibadda uu ka jeediyey Qaramada Midoobay
Saacad ka hor Hadalka wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea Cusmaan Saalax uu ka jeediyay shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay labo todobaad ka hor ayaa la sheegay in ay ka xumaatay dowladdiisa. Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda Eritrea ayaa khudbad ka jeediyay shirka 80-aad ee Qaramada Midoobay isagoo ku
Lix waxyaabood oo wax u dhimi kara caafimaadka kaadi-haystaada iyo sida loo beddeli karo
Saacad ka hor Kaadi-haysta way fududahay in la la baaro ilaa ay keento dhibaatooyin. Xubintan yar, ee qaabka buufinta oo kale ah, kuna taal marinka hoose ee kaadi mareenka, waxay si aamusnaan ah u kaydisaa oo sii daysaa kaadida, taas oo ka caawinaysa jirka inuu baabi'iyo qashinka iyo ilaalinta isku

